U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doonni

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO6 xar
1

ld dǫon

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tahriibayaal gaaray xeebaha Yemen Xukuumadda Yemen ayaa sheegtay in ciidamadeeda baddu ay badbaadiyeen 104-tarriibayaal Soomaaliyeed ah oo si qasab ah looga daadiyay doonni kasoo qaadday xeebaha Waqooyiga Bari ee Somalia.

”
“

Waa marka horee, burcadda, oo uu weheliyo kabtankii markabkaas Richard Phillips, waxay hadda saaran yihiin doonni yar oo kuwa nafta lagu badbaadiyo ah.

”
“

Waxay ka dhigantahay doonni shiraac leh dadkiina ku joogo oo badweyn dhex taalla meel ay u socoto iyo meel ay ku noqonaysaana jirin, dabayshuna u kaxayso maalinba jihada ay socoto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doonni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan