U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horyaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf HSubg HO7 xar
1

Madax; horfiiq.

2

Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato.

3

(llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa daliil u ah labada wareysi ee Radio Horyaal la yeeshay Aniisa iyo Ikraam.

”
“

Waxa iyana inagu soo biirtay Idaacad Xor ah, waa Radiyow Horyaal, oo noqday codka keliya ee shacbiga Somaliland leeyahay.

”
“

Fanaaniinta Horyaal Band ee G/Hiiraan ayaa sidoo kale iyaguna ku soo bandhigay ruwaayad masraxeed ka tarjumaysa naas nuujinta iyo faa'iidada ay u leedahay ubadka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horyaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan