U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idaacad

Magac Dheddig
Naxwe-dyo, m.l
Xaraf ISubg ID7 xar
1

Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ma jirto kaare laga gubay AMISOM, balse waxaa nalooga gubay dagaalkii shalay mid ka mid ah gaadiidka ay ciidamadu isticmaalaan," ayuu yiri afhayeenka oo wareysi siiyay idaacad ka mid ah kuwa ka howlgala Muqdisho.

”
“

"Al-shabaab ha sameysato Idaacad hana kasii daayaan wixii ay doonaan sax iyo khalad, balse wixii aan doono sheeg ama waan ku aamusinayaa waa mid aan la aqbali karin" ayuu si ay caro ku jirto u yiri Sh.

”
“

Ururka Al-shabaab ayaa maanta albaabada isugu dhuftay idaacad FM ah oo ka howlgasha degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo mas'uuliyiinta idaacada lagu amray inay tagaan saldhiga Booliiska.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dyo, m.l

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idaacad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan