U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ib

Magac Dheddig
Naxwe-bo, m.l
Xaraf ISubg IB2 xar
1

Dalool yar oo naasaha caaraddooda ku yaal oo ay caanuhu ka soo baxaan.

2

Dalool ku yaal xubinta taranka laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.

3

Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo dhurduhu u maro surta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Masaafadda ciiddaas iyo camaarkaas ka badan ee uu gooyay kolka laga tago waxa hafiyay oo shooladdiisa iyo ib kasta ba aabudhay boodh.

”
β€œ

Mar ay idaacada Codka Maraykanku weydiisey Cadde Muuse in uu isagu hore u sheegay in ay heshiiyeen Puntland iyo DFKMG ee maxaa hadda isbedeley, waxa uu ku jawaabey: "waa Cajaa'ib weeye".

”
β€œ

Waxaan is leeyahay 22kii sano waxa masaa,ib dhacayay, waxa dad la dilayay, waxa umado bara kacaysay qof dilkiisa ama dhimashadiisa saas looga wada naxo ma soo marin Somaalida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

I Β· IB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan