U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuun1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHU5 xar
1

Caano si aad ah u suusacay.

2

Malax.

3

Dh.kayga, dh.kaaga iwm: naftayda, naftaada iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qolooyinkan iyo qaar ka mida UDUB-tii doorashada lagaga adkaaday, ayaa dad arrimahan u dhuun-daloolaa u foodsarynayaan in ay ka dambeeyeen isku daygii laysku dayay in tashuush lagu galiyo xidhiidhka arrimaha dibadda ee waddanka.

”
“

Qaar Ka mid ah Dhuumaha Saliidda Ciraaq Oo La Qarxiyay Baqdaad ( W.wararka) Bambo ayaa la sheegey in ay sababtey qarax ku dhacey dhuun shidaalka qaadda oo ka baxda Woqooyiga Ciraaq, iyadoo saliiddaasi ay tagto waddanka Turkiga.

”
“

Laakiin inkasta oo maamuluhu ka gaabsaday inuu afka ku dhufto xaddiga dakhliga ay soo saaraan xogo u dhuun-daloola arimaha madaarka ayaa tibaaxay in dakhliga madaarku bishii gaadhayo ilaa 5000-US$.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan