Tusaale Dheeraad ah3
“
Haddii ay iyagu yihiin kuwa diray shanta doonyood waxay weedhaa u qormi lahayd “boqorradu waxay u direen Soomaaliya… “ Qofka ku ad-adag (purist) si wanaagsan u higgaadinta afka Soomaaliga waxa markiiba buuggaa uga muuqan ilduuf tafaftireed.
”“
Waxyaabaha ugu weyn oon Gobaad ku dhaliilayo waa ilduuf hinkaadeed, waana shay ka muuqda sida maqaalka Xiddigiska, Shifo iyo kuwa kalaba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
shax
Xarafka
I · IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
