U gudub nuxurka bogga
SABAAD

indheergarad

Magac Lab
Naxwe-do, m.dh
Xaraf ISubg IN12 xar
2

Qof cilmi meel sare ka gaaray. indheergaradnimo m.dh indheergarad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Salaan wuxuu ahaa indheergarad aftahan ah oo garashaddiisu aad u sarreysey.

”
“

Sida dhalinyaro, qurbo joog, siyaasiyiin, dumar, ganacsato, ciidan, culimada diinta, hogaaniye dhaqameed, indheergarad, iyo bahada warbaahinta.

”
“

Maxamed siyaad barre allaha unaxariistee wuxuu ahaa wadani indheergarad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-do, m.dh

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
indheergarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan