U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aftahan

Magac Lab
Naxwe-nno/-ammo, m.dh
Xaraf ASubg AF7 xar
1

Qof fikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro.

2

Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Samatar sida mataanaha aftahan uma aha, waloowba uu marmar iyo dhif waxoogaa tix ah oon buurnayn tuurto, haddana murtidiisa inta badan wuxuu ku soo bandhigaa kelmado tiraab caadiya ah.

”
“

Salaan wuxuu ahaa indheergarad aftahan ah oo garashaddiisu aad u sarreysey.

”
“

Waa aftahan ficil iyo karti badani Eebe ku manaystay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-ammo, m.dh

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aftahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan