Tusaale Dheeraad ah3
β
Guddoomiyaha la dilay ayaa xilkaan kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Xaafada Israac Allaha u naxariistee Axmed Cilmi Cismaan oo isagana kooxo hubaysan ay ku toogteen guddaha Xaafada Israac sanadkii la soo dhaafay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-cyo, m.dh
Xarafka
I Β· IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
