U gudub nuxurka bogga
SABAAD

balwad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BA6 xar
2

Balwo.

Tusaale Dheeraad ah3

โ€œ

Maayar hore oo ceelka Hargeysa ka talin jiray ayaa wuxuu Balwad u lahaa inuu guryaha rinji cas ku qorqoro; Dumi, isagoo kanna balwad u yeeshay Durki.

โ€
โ€œ

Kuwaasna waxa aan odhan lahaa wakhtiga haku luminina balwad qaad oo ka faaโ€™iidaysta wakhtiga.

โ€
โ€œ

Inankii wuxuu lahaa balwad ah sigaar cabid, inantuna ama ayna jeclayn, intii hore wey u adkaysatey hadase wey u dulqaadan kari wayday qiiqa sunta ah. sifudud ayay u tidhi "iska daa sigaarka wuu idhibayaaye".

โ€

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B ยท BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
balwad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan