U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulmi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Meel isugu keenid (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mid saddexaad kala kulmi meyno.

”
“

Jun 2009- Ra'iisulwasaare Cumar C/rashiid ayaa warbaahinta hore ugu sheegay inuu si gaar ah ula kulmi doono Ra'iisulwasaaraha Tayaaniga islamarkaana..

”
“

Abuukaate Maxamed Sheeq Gabyow oo ka mid Gudiga Dastuur dejin ayaa isagu waxa uu qabaa in waxa ugu weyn oo qaqbsoomay ilaa iyo hadda in yihiin dad aan kulmi jirin oo kulmay isna salaamay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulmi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan