U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jacjacle

Magac Lab
Naxwebot.Daawada
Xaraf JSubg JA8 xar
1

Geed-gaab laan laan u baxa, qodax lahayn, udgoon, weelasha lagu cusho oo arigu daaqo.

2

Jirro dadka madaxa ka bararisa.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Abla-ablaynta kaliyeed halkan aan ku soo qaadano xarafka β€œJ:” Jacjacle: asna waa geed yar oo caleentiisa la isku qaras bixiyo, ariguna aad u daaqo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

bot.

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jacjacle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan