U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaras

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno.

2

Hadal badan oo xun.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Abla-ablaynta kaliyeed halkan aan ku soo qaadano xarafka β€œJ:” Jacjacle: asna waa geed yar oo caleentiisa la isku qaras bixiyo, ariguna aad u daaqo.

”
β€œ

"Qaras ayaad u baahan tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaras - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan