U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaho1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf JSubg JA4 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalkani wuxu ku nasiib-daraystay in madaxdiisa iyo dadweynuhu ayna jaho u wada jeedin.

”
“

Dadweyne kale oo fara badan ayaa ka barokacayay goobihii xalay ay dagaaladu ka dhaceen, waxaana goobjoogayaashu ay sheegeen in saldhiga AMISOM laga weeraray dhowr jaho, dagaalkuna uu socday 2-saacadood oo xiriir ah.

”
“

Dhowr jaho ayay kooxahaani maanta kasoo weerareen Saldhiga Boliiska Degmada kadibna u suura gelisay in ay qabsadaan,sida jiiro garoob,Hotel Towfiiq iyo Deegaano kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan