U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiiro

Fal Magu (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Agaasimaha ayaa la dilay waqti uu garaacayey Albaabka gurigiisa oo ku yaalay Jiiro-misniin ee degmada Wadajir, waxaana kooxihii dilkiisa fuliyey ay ku qaraajiyeen isla goobta, iyagoo ku dhuftay illaa 6 Xabbadood.

”
β€œ

qofood oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Xaafadaha Jiiro Miskiin iyo Raadeerka ee Magaalada Muqdisho.

”
β€œ

Labada ciidan ayaa ku dagaalamaya deegaanada Baar Ayaan,Hotel Towfiiw, Jiiro Garoob iyo deegaano hoos yimaada degmada Yaaqshiid ee goabalka Banaadir.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

J Β· JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan