U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haro

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.lJooloji
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Biyo badan oo fadhiya oo aala macaan oo dhinac walba dhul kaga wareegsanyahay; balli weyn. harsiimo

2

Hungowga ku dhaca herinta marka ugaar la soo waayo. haro folkaaneed m.l (jool.) Biyofadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Soomaalidu waxay yidhaahdaan : Waarimeysaan e' War Ha Idin Ka Haro.

”
β€œ

Haddanse hordhaca intaa uga haro oo dulucda maqaalka u daadago, hadalka duuban ee warbaahinta laga sii daayaa ayaa qolada suxufiyuuntu waxaa ay u yaqaanaan inuu yahay mid ummad dhan oo taagneyd baabi’in karaa haddaan laga fiirsan.

”
β€œ

Sidaa darteed xalku waxa uu ku jiraa in is reereeb cusub bilawdo, midkii guulaystaana uu reerka u haro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Cilmiga

Jooloji (jool.)

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan