U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qurxoon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QU7 xar
La Mid AhquruxsanFal Magu (4)
1

Wax qurux leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haa, waxaanu odhan jiray: "Cibaadada Ilaahay baa dadka ku leh oo kala xisaabtamaya ee afkaarta qadhmuunee aad hoosta ku wadataan kuna qasaysaan diinta Eebbe ee qurxoon ka daaya, oo dadka diintooda ha nacsiinina."

”
“

‘Bilkeyn’ waa eray rasmi ah oo qurxoon.

”
“

Tallaabada ugu danbeyso ee waddaniga Soomaaliyeed u qurxoon waa inuu ka gudbaa inuu Dawladda ka fisho wax aysan awood u laheyn, oo uu u gudbaa in uu la garab istaago hiil iyo hoo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qurxoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan