U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeexan1

Fal Magu (1)
Naxwe-xmay, -xantay; -xmi
Xaraf JSubg JE6 xar
1

Wax dillaacay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shacabka Muqdisho ayaa waxay yihiin kuwo ka cabanaya dhibaatooyinka nolol xumida iyo diidataanka lacagaha duuga iyo kan jeexan ee ay ganacsatadu bilaabeen in ay kala soocaan lacagaha.

”
“

Waxaa raftay kalluunkii dambiisha ku jirey, wuuna ka baxay, wuxuuna ku dhacay badda (wuxuuna baddii ka samaystay waddo jeexan).

”
“

Dadkan ayaa waxay yihiin kuwo u adkeysan waayay diidista iyo kala sooca lagu hayo lacagaha duuga iyo kuwa jeexan, taasoo dhibaatadeedu ay sii xoogeysaneyso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-xmay, -xantay; -xmi

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeexan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan