U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jire

Magac Lab
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Ilaah; Eebbe.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, maxaa keenay is-casilaadda Desalegn, su’aalahaa iyo kuwo kale ayuu Maxamed Colaad Xassan weydiiyay Moha Faarax Jire oo la soo shaqeysay xisbiga EPRDF ee talada dalka Itoobiya haya.

”
“

Puntland muddooyinkii hore caan kuma ahayn tahhriibta mana jirin Tahriib-wadareed qof-qof uun baa tahriibi jire, balse iminka waxaa moodaa in magaalo dhan ay tahriibeyso.

”
“

Qaaciidada la raacaana waxay tahay; “Geel-jire geela wuu wada jirtaa, haddana wuu kala jirtaa,” oo ah sidii lagaga dhaqmi jiray miyiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jire - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan