U gudub nuxurka bogga
SABAAD

juuq1

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JU4 xar
1

Hadal yar oo kooban.

2

J. ha dhihin: ha hadlin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaas darteed markay Masar cid juuq lehba wayday ayay quudhsatay ardaydeenii, iyadoo awoodda siisay Kooxda reer Carta, wallow taageero ka dhaxayso.

”
“

Farxaan naxdin ayuu la aamusay oo juuq dambeba wuu odhan waayey, dabeeto wuxuu u dhiibay telefoonka gabadhii ayuu ugu dhiibay.

”
“

Sidoo kale waxay ka codsadeen hadii uu Sadaan sidaa aqbalo in dalka Ruushanka looga sameeyo god yar oo lagu xaseeyo, laakiin Sadaam weli juuq kama odhan arintaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
juuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan