U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taageero

Magac Fal
Xaraf TSubg TA8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ban Ki-Moon, ayaa tilmaamay inay tani muhim tahay si taageero dhaqaale iyo mid military oo isku xiran loo siiyo dowladda Federaalka Somalia.

”
“

Al-Qaeda ayuu sheegay inay faragelin ku hayso dalkiisa, ayna taageero hagar la'aan ah siiso kooxda Al-shabaab oo uu sheegay inay tahay koox awood ahaan dhisan dagaalna kula jirta DF, isla markaana doonaysa inay afgambiso dowlada.

”
“

Jul 2010- Wasiirka Wafaafinta Eriteriya ayaa dhinac isaga riixay inay taageero siiyaan kooxaha Islaamiyiinta ah ee dagaalka kula jira Soomaaliya..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taageero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan