Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
Farxad, qosol iyo oohin baan isku daray markii lagu guulaystay qofkii u horreeyay in laga soo saaro bohoshaas 1,000 ku dhawaadka mitir ama baac hoos dhulka ugu qodnayd.
“Yaah, maxaad tiri, maahmaah?” ayay tiri Axado oo qosol la ilka-caddeynaysa.
Barnaamijka Cawayska Washington Barnaamijka Caweyska Washington waxaan todobaadkan idinkugu heynaa sheekooyin maad iyo qosol leh iyo dabcan suugaantii barnaamijka qeybta ka aheyd.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag