U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xumi

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XU4 xar
La Mid Ahxumaan1Magac Fal
1

.dh xun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ayaga oo warka xun tilmaamayana waxay yidhaahdaan: War xumi dugsi ma fadhiisto.

”
“

Af xumi nabadna wuu kaa fogeeyaa dagaalna wax kama taro, ee ciyaarta doorashada ha la qurxiyo.

”
“

Maslax wuxuu noqday marsoobax, wuxuu ina wada xusuusiyay oo dadka qaar jeclaysiiyay Dowladii uu aabihii hogaanka u hayay, Maxaa yeelay Dowlad Xumi Dowlad la’aan ayay dhaantaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xumi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan