U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khaalis

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

.kh Wax saafi ah oo aan wax kale ku jirin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Hadraawi dhinaca kalena, waxa uu lagama maarmaan ka dhigay, halgan Diini ah oo dadyowga Islaamka ahi dhexdooda ay ugu kala bixi doonnaan Muslim khaalis ah iyo gaalo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khaalis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan