U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saafi

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar1 Tusaale
1

S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. .

2

Saafinnimo.

3

Nooc kalluunka ka mid ah.

Tusaalooyin

“

Cali wuxuu keenay malab saafi ah

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiye Macow waxaa uu intaasi ku daray furitaanka xaruntan cusub ee dhaqan celinta ay wax badan ka badali doonto dhaqamada xun xun iyo sidoo kale in si saafi ah loo qaato ku dhaqanka shareecada islaamka.

”
“

Dadka reer Dacar-budhuq oo biyaha looga keeni jiray, dhul aad uga durugsan ayay hadda u suurto gashay in ay si fudud u helaan biyo saafi ah, oo ay kaga maarmaan biyihii Booyaduhu u soo dhaamin jireen.

”
“

Dabley ku hubeysnaa Baastoolado ayaa Saaka aroortii hore waxay afduubteen labo wariye oo u dhashay Dalka Faransiiska kuwaasoo ku sugnaa Hotel Saafi ee Magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saafi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan