Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
Inaad tahay mujaahid daacad ah oo ummaddiisa la wadaaga halgan iyo dhacdo taariikhi ah oo ma guuraan ah.
Deegaanada Ciidamada wadada loogu galay ayaa lagu magacaabaa Halgan oo dhinaca waqooyi ka xigta degmada Buulo Burde.
Gudoomiyaha degmadaasi C/Aziz Duurow ayaa xaqiijiyay in ciidamada Ethiopia ay la wareegeen amaanka degmada kadib markii loogu sheegay in ay ku sugan yihiin kooxihii weerarka ugu geystay shalay deegaanka Halgan ee ka tirsan gobolka Hiiraan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag