U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kobci

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf KSubg KO5 xar
1

Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin.

2

Dhaqaale iwm kordhin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxa hubaal ah, in aanu dhaqaalaha dalku kobci karayn iyada oo aan la maarayn arrinta shaqaalaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kobci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan