U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hubaal

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HU6 xar
1

Xog run ah oo wax la xiriirta; xaqiiq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Qalabka Sida iyo Shaqaalaha haddii loola dhaqmo sidii awr garbabeelay oo beylah laga dhigo, waxaa hubaal ah in arrintaasi ay ka dhalan doonto Cuqubo iyo Ciqaab Eebbe.

”
“

Madaxweyne waxaan si kaar ah kaaga codsaneynaa in dhaqan kaasi adiga aad noqotaa kii badala, waxaa hubaal ah in manta shacabka Soomaaliyeed intooda badani ay ka soo horjeedaan arinka asaga ah.

”
“

Kuwaasoo lala socdo soona bandhiga markasta halka ay wax marinayaan iyo sida ay u arkaan Hadaba waxa hubaal ah in haddii la helo cid u daacad ah wadanka ay wax badan qaban lahaayeen mar hore ha noqoto gudaha iyo dibadaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hubaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan