U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koore

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf KSubg KO5 xar
1

Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Idiris Ibrahim Cabdi iyo wasiirkii hore Saleebaan Cali Koore, waxaana ka qayb galay madaxda wasaaradda, guddida dhakhaatiirta xoolaha, shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale oo badan.

”
β€œ

Waxa iyana shirka ka soo qaybgalay wasiirada Xannaanada xoolaha iyo Beeraha (Cali Koore iyo Belel).

”
β€œ

Yuusuf Ibraahim ayaa xilkii shalay kala wareegay wasiiraddii hore Saleebaan Cali Koore iyo C/Raxmaan Maxamed Dixood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

K Β· KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koore - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan