U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kore1

Magac Lab
Xaraf KSubg KO4 xar
1

ld korow. kore2 s. Meel sare ku sugan

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wiilkaas ayaa jiifay sariirtiisa oo ku dhex taal qol ku yaal qeybta kore ee xaruntaas oo lagu magacaabo Hvalstad asylum center markii rasaastu kasoo dhexbaxday derbiga oo alwaax ka sameysan, kadibna ay uga dhacday caloosha.

”
“

Muuqaalka kore ee magaalada London Magaaladii London ayaa sidii maro la wadhay na hoos timi.

”
“

Qalbi ku dhiigle, waa Shakhsiga, Qalbiga ka jecel ficilada foosha xun ee ay sameeynayaan Sedexda kore.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kore - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan