U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalbi

Magac Lab
Naxwequluub, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Laab; kal.

2

Xasuus.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa darteed hogaamiyaha doonaya inuu guul dhaliyo waxaa waajib ku ah inuu dhex dhexaad u ahaado shaqaalihiisa fursadaha tababarada iyo dalacaadana u simo, waa inuu u dhug lahaado in eexda iyo nin jeclaysigu shaqaalaha qalbi jabinayaan.

”
“

"Amanda waxay ahayd gabar qalbi adag..

”
“

Waxa uu ahaa nin aad u qalbi jilicsan oo naxariis badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

quluub, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalbi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan