U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulmis1

Magac Lab
Xaraf KSubg KU6 xar
La Mid AhkulminMagac Fal
1

.dh kulmi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aragtida ka sokoowna waxaan anigoo kuray ah dhagaysan jiray duruustii tacliimeed ee uu Xirsi ka soo dayn jiray Raadiyaha Kulmis, gaar ahaan barnaamijkiisii Laaska Daawadda.

”
“

Banaanbaxa oo ka dhacay Garoonka Ciyaaraha K/Cagta ee Xaafada Kulmis ayaa la sheegay in ay ka qeybgaleen Boqolaal dad ah,kuwaasi oo aad u daneynayay in Illah ka saaro Abaaraha ay ku jiraan.

”
“

Ururada haweenka ee Gabboodka UNITA iyo Kulmis oo ka jira magaalada Burco ayaa iyana baaqyo ay munaasibaddan ugu talogaleen ku sharraxay dhibaatooyinka haweenka gobolkaa haysta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulmis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan