U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kuray

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

:20 daqiiqo ayaa sakay qarax xoogan ka dhacay agagarka dugsiga sare ee Maxamud Axmed Cali ee magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo ahaa mid bac madow lagu soo kuray lana dhigay wadada dhexdeeda.

”
“

Marxaladaha raggu soo maro waxa ka mid ah marka uu tafta hooyadii ka baxo, wuxuuna maraa marxalado ay ka mid yihiin: Kuray, barbaar, Qaydhab, Garab-carjowle IWM.

”
“

Haddana hawshaa uma hagar baxee sidii kuray yar oo iskuul ka saaqiday ayuu noqday googoys maalinba marmarsiiyo horleh keena.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kuray - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan