U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lahaansho

Magac Lab/Dheddig
Xaraf LSubg LA9 xar
La Mid AhlahaanMagac Fal
1

.dh leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba su’aasha kale ee meesha taallaa waxay tahay siyaasiyiinta SNM ma yaqiinsan doonaa in halgankii jabhadnimada ku salaysnaa dhamaaday, Soomaliyana maanta dhinac keliya u socoto: midinimo iyo wax-wada-lahaansho.

”
“

Sidaa darteed lahaansho sharci ah dhinacna uma sugnaan oo lagu beer-diiranaado, laguna go’aan qaadan karo.

”
“

Inta badan dhulkii danta guud ee magaalada Burco, waxa uu gacanta u galay kooxo dadweyne ah oo ay qaarkood haystaan Waraaqo lahaansho ah oo ay siiyeen maamuladii talada isaga dambeeyay, halka ay dadkaa qaarkoodna iskood iskaga qaateen dhulka dawladda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lahaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan