U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sugnaan

Magac Fal
Xaraf SSubg SU7 xar
1

.dh sugan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama oga in Cadde Muuse uu ku sii sugnaan doono Garoowe iyo in uu ugu gudbi doono deegaano kale hadey ahaan laheyd Mudug iyo hadii kale.

”
“

Mudo Sadax maalmood ah ayuu sheegay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed inuu Puntland ku sugnaan doono Puntland inkastoo qaar ka tirsan Issimada ay shegeen in sadex maalmood aysan ku fileyn in la dhameeyo howlaha taagan.

”
“

Afhayeenka Xarrakatul Shabaab wuxuu sheegay inay dib ugu laaban doonaan Muqdisho sidoo kalena ay ku sugnaan doonaan Gobollada kale ee dalka, isagoo ku goodiyay inay naafeyn doonaan cadowga sida uu hadalka yiri.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sugnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan