U gudub nuxurka bogga
SABAAD

layaab

Magac Lab
Xaraf LSubg LA6 xar
1

Dareen aan caadi ahayn oo ka dhasha dhacdo lamafilaan ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"India waxay amar buuxa ku qabtaan inay la dagaalamaan burcadbadeeda, kuwaasoo falal afduub oo layaab leh ka geysanaya badweynta India" ayuu yiri Major General Dipankar Banerjee oo u hadlay ciidmada badda India.

”
β€œ

Kooxdii dalka Midowga Soofiyeeti (the USSR), ayaa ku tumatay Hungary oo ay 6-0 ku dirqiday kahor intii aanu xulka Belgiumku si layaab leh ugaga adkaatay kulankii wareegii ugu dambeeyay.

”
β€œ

Siyaasiga Maxamed dheere oo ceeb iyo layaab ku tilmaamay wakhti kordhintii howlaha Baarlamaanka Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
layaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan