Tusaale Dheeraad ah3
β
Garaadku wuxuu midho dhalaa kolka la hawlgeliyo ee karaankiisa oo dhan la fasaxo ee aqoonta iyo ogaanshaha sed looga dhigo ee garashada laga liso ee nuxurka dunida lagula baxo ee wixii mudnaan leh lala falgeliyo sidaasna danta lagu soo dhirindhiriyo.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-stay, -satay
Xarafka
L Β· LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
