U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sed

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf SSubg SE3 xar
1

Qayb cunto ah oo Ilaah nafley calaf uga dhigo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa sida lagu gaari karo Caddaalad iyo Sinnaan ijtimaaci ah, iyadoo aan la kala sed-bursan.

”
“

Adigoo gacan kale marti ugu ah xaqaaga aasaasiga ah, kana hela wax aad u yar oo aan kuu qalmin, haddii falagmeero oo bidixdu wax yar kuu sed kordhiso, waa in aad tidhaahdaa “Mahadsanid.”

”
“

“Haddaanaan helin dedaal sed-bursi leh Nesta xilli-ciyaareedka dambe wuxuu ku biirayaa xeradiisa.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan