U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maangal

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.kh M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa markaa la dhihi karaa duullaanka qaawan ee Gaashaanbuurta ay horkacayaan Mareykanka iyo Itoobiya waa dullaan maangal ah, dulmiba ha ahaadee!

”
“

Wali ma aysan helin sabab maangal ah oo keeni karta in tuulo sidan u yar lagu dagaalamo markasta.

”
“

Taxane waa teed laydi oo ka kooban m dhinactax iyo n joogtax oo tirooyin maangal ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maangal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan