U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaawan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Qof aan dhar xirneyn ahaansho.

2

Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho.

3

Hadal aan asturnayn ahaansho. qaawanaan m.f.dh qaawan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wallaahi ma aanan arag Rasuulka Alle (scw) oo qaawan maalintaas kahor iyo kadibba.

”
“

Si loo hirgeliyo mashruucan boobka qaawan ku dhisan ayaa waxaa la adeegsanayaa xeelado kale duwan sida afti ku sheeg been ah iyo wax la mid ah.

”
“

. Guud ahaan odoyaasha iyo cuqaasha gobolku waxey isla garteen marka hore Barnaamijka Galgala uu yahay duulaan qaawan oo lagu soo qaadey Puntland, gaar ahaan beesha degan deegaanka Galgala oo ka tirsan Bosaso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaawan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan