U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabab1

Magac Dheddig
Naxwe-bo/asbaab, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Wax dhacay waxa keenay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Caafimaadkeygu waa wanaagsan yahay mana jirto sabab la ii sheegay in la ii xiray, dib ayaana saxaafada kala hadli doonaa" ayuu yiri Max'ed Dheere oo saxaafada hadal kooban siiyay.

”
“

Cadde Muuse ayaa sheegay in Dowladdiisa ay tabar u weysay wax ka qabashada burcadda isla markaana ay ka awood badiyeen burcadda taasoo u sabab ah buu yiri iyadoo ay heleen dhaqaale fara badan oo u sahleysa iney ka hortagaan cidii haweysata dhinacooda.

”
“

Caalamka ayaa rumeysan in khilaafka sii xoogeysanaya ee Madaxweyne Yuusuf iyo Nuur Cadde uu sabab u yahay wiiqanka awoodeed ee DF, iyo xoogeysiga kooxaha dagaalada kala horjeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo/asbaab, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan