U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maarso1

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Manchester United iyo Inter Milan ayaa ciyaari doona lugta labaad 11 Maarso.

”
“

Cabdi Bile Cabdi ayaa qaaday bilada dahabka aduunka ee xaga orodada 1500m. 19kii Maarso 1988dii, waxaa heshiis nabadeed wada galay Maxamed Siyaad iyo Mengistu.

”
“

Kusimaha agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka puntland C/risaaq Abshir Xirsi ayaa isna Qaatay Hadalka waxaana uu sheegay in uu Talaalku Bilaabmidoono 11 Bishan maarso uuna socondoono ilaa 15 ka isla Bishaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maarso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan