U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abshir

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AB6 xar1 Tusaale
2

Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro. .

Tusaalooyin

“

Abshirta Alle hana waafajiyo

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Codadka la kala helay wareegga koowaad waxa ay kala yihiin: 119 Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari, 77 Cali Khaliif Galeydh, 23 Cabdi Xaashi Cabdullaahi, 10 Cabdirashiid Maxamed Xiddig iyo 5 Xasan Abshir Faarax.

”
“

Abshir Bacadle wuxuu ku taliyay in saxaafada la xiro, isagoo sheegay in kuwa dilka geystay aysan ka fogeyn kuwii ay saxafiyiintu taageeri jireen markii lagu jiray dagaaladii ciidamada Ethiopia.

”
“

Abshir Muuse oo madax ka ah shirkadda shidaalka Baswiin iyo mas'uuliyiin kale oo oo si weyn u soo dhoweeyay xarunta labaad ee shirkadda NEC oo laga furo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abshir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan