U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaafici1

Magac Lab
Naxwe-ciyaal, m.l/dh
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sh C/raxiim Shaafici ama Imaam Shaafici thanks waa qoraal xiiso leh waxaa ka muuqato geesinimo iyo qaab casri ood diinta u sharxeeyso, qoraalkaan ka hor aniga maogeyn in diintu leedahay mabaadiida wanaagsaneed kor ku xustay.

”
“

Abwaan Caabi Shaafici (Wadani) Maqaalo kale oo la xidhiidha mawduuca -Qabuuraha Qufidoodu Ma Qaladbaa Ma Saxbaa?

”
“

Wasslaam-u-caleeykum Sh Shaafici ama Imaam Shaafici thanks waa qoraal xiiso leh waxaa ka muuqatao geesinimo iyo qaab casri ood diinta u sharxeeyso, qoraalkaan ka hor ma ogeyn in diintu leedahay mabaadiida wanaagsaneed kor ku xustay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ciyaal, m.l/dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaafici - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan