Tusaale Dheeraad ah3
“
Luul intaa wixii ka dambeeyay waxay kolba qof ka mid ah qoyskooda reer Goohe ee soo dhaweeyay isu salaamayeen sidii ay isugu dhagaan dadka is dhalay, saaxibada iyo kuwa is jecel marka ay muddo kala baadaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-uulay, -uushay
Xarafka
L · LU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
