U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magan

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.

2

Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sanadkii 1960-kii, Xirsi Magan wuxuu kamid noqdey dhallinyaro kamid ahaa SYL oo deeq waxbarasho ka heley dalka Mareekanka.

”
“

Mudcim wuxuu yidhi 'maan raacine waan magan geliyey', markaasaa Abii-jahal yidhi "waa yahay ninkaad magan gelisey waa magan gashan yahay.

”
“

Maganta:Magantu marka hore waxay u qaybsantaa dhawr qaybood oo kala ah; Magan kula taal, Magan kuu timi oo kula joogta, Magan kuu timi kaana tagtay iyo Magan kugu socota.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan