U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ugaas

Magac Lab
Xaraf USubg UG5 xar
1

Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal ila eega: Waa Malaaq( ma), suldan(su), Boqor(ba) Ugaas(u), Garaad, wabar(wa).

”
“

Dhanka kale; ganacsatada iyo ardayda ku nool Kismayo ayaa waxay maanta sameyen mudaaharaad ashtako ah kaasoo ay ku cambaareyen dilkii loo geystay Marxum C/nuur Ugaas oo shalay lagu toogtay suuqa magaaladaas.

”
“

Beesha Maxamed Gorgaate oo Ugaas cusub ku duubtay Magaalada Muqdisho. 02 Oct 2010- Waxgarad iyo Odayaal aad u farabadan ayaa ka qeybgalay Shirarkii lagu doortay Udaaska cusub ee Beesha Maxamed Gorgaate..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ugaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan