U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tabar

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Xoog; itaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si walba ha u tabar-yaraato, Soomaaliya waxa matala hal dawlad.

”
“

Labo, ama mayee waa mid ay meeshu dhigtay tabar-darro, oo ay xubnihiisu weerar isku yihiin, oo aysan jirin xubin xubin ku tiirsan, oo is wada neceb, sidaasna uu beylah ku noqday.”

”
“

Waxaan aad u xasuustaa in iyadoo saxaafaddu xornimo iyo tabar midna lahayn haddana in dadaal iyo isxilqaamid faro badan ay isku dayeen xooggagii ku howlanaa, wakhtigii lagu jiray xukuumaddii militeriga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan