U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maroor1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Meesha nafleydu ka saxarooto.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dabadeed waxaynu xusuusanaynaa meerisyo ku jiray ”Silsiladdii Xaydha” oo ahaa: Haddii aan mudducigii gartaa marag u soo joojin Oo aan muddaacaley wallaha lagula soo meerin Waa ila maroor ’Caamiroow moosku kugu ciirye’.

”
“

Haddii ruux aan wax gorfeyn karini faraha la galo hawshaas adag ee gorfeeyayaasha, waxa dhasha maroor iyo awr-lis uu ku kaco ruuxani!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maroor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan