Tusaale Dheeraad ah3
“
Madaxyuubka shankaroonland oo ragaas geeska la dhigay, ayaa u sheegay in dalkiisu aqoonsi ka doonayo, dunida kale oo uu Biritaaniyana marag u haysto, haddiise la siin waayo in aan dalkiisu u ooyayn, una dhimanayn aqoonsi la’aan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
